Powered By Blogger

Saturday, February 11, 2017

XIX World Festival of Youth and Students is to be held on October 14-22, 2017 in Sochi, Russia.

Dear friends!

Preparations for WFYS2017 are well under way. This is going to be a truly international event! 


Do you want to represent your country? Then take photos and tag your friends! #HelloRussia2017 #WFYS2017

YouTubehttps://www.youtube.com/watch?v=NYarkgZ75jQ&t=20s

Be creative!  


https://www.facebook.com/wfys2017/?hc_ref=SEARCH 

And don't forget to register at: http://www.russia2017.com/en/


More than 20 000 young people from 150 countries will participate in the Festival. The Festival's working languages are the 6 official languages of the United Nations.

Saxibayaal!

Diyaar garawga #WFYS2017 ayaa imika socda. Waxa la rajaynayaa in ay noqoto dhacdo Caalamiya oo xaqiiq ah. 

Ma rabtaa in aad matashid Wadankaaga? Hadii Jawaabtu Haa tahay, Sawir iska qaad adiga oo tusaya Asxaabtaada in aad ku matalaysid Wadankaaga, soona tag garee #HelloRussia2017 #WFYS2017

Ku dhufo halkan si aad u daawato:
Yoututbe: https://www.youtube.com/watch?v=NYarkgZ75jQ&t=20s



Noqo Hal abuur!

https://www.facebook.com/wfys2017/?hc_ref=SEARCH

Hana iloobin in aad iska diiwaangaliso website-ka si aad uga qayb gashid  http://www.russia2017.com/en/

In kabadan 20 000 oo Dhalinyar ka kala socda 150 Wadan, ayaa ka qayb gali doona dabaal dagan. Luqadaha lagu wada xidhiidhayo inta uu socdo Dabaal dagani waa 6 Luqadood ee caalamiga ah ee ka diwaan gashan Qaramada Midoobay.


No comments:

Post a Comment